1. EachPod

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml The Emotional Environment [Dareenka ama Caadifadda Bay’adda Caruurta Laguhayyo]

Author
Firdaus Aden
Published
Tue 13 Nov 2018
Episode Link
None

Maqaalkaan labaad wuxuu qaadaa dhigayaa dareenka iyo caadifadda jawiigga ilmaha lagu hayyo saamaynta ay ku leedahay dabeecadaha curuurta.  Qaabaynta iyo habeeynta bay’adda ilmahay lagu hayyo si ay caruurtu guul ugaaraan ayaa waxay tahay qodob muhiim ah oo tixgelin mudan.

Share to: