1. EachPod

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Muhimadda joogtaynta iyo jadwalka horumarinta caafimaadka (The Importance of Routines and Schedules for Children's Health Development)

Author
Bureeqo Dahir
Published
Mon 20 Dec 2021
Episode Link
None

Marak dhallaanka iyo socodbaradka ay qayb ka yihiin waxqabadyada iyo caadooyinka caadiga ah ee la yaqaan, waxay la koraan xiriirka dadka ay la falgalaan waxayna helaan dareen lahaanshaha iyo isku kalsooni iyo kalsooni dheeraad ah marka hawl maalmeedkooda la saadaaliyo lana yaqaan. Jadwal maalinle ah oo joogto ah iyo nidaamyo tallaabo  tallaabo  ah ayaa carrurta siinayo maalin la saadaalin karo. Jadwalka iyo niddamka joogtada ah ee goobta daryeelk kooxda iyo gurigaba waxay caawiyaan carruurta.

Share to: