1. EachPod

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Caruurta leh baahiyaha gaarka ah: Isbeddelada (Children With Special Needs: Transitions)

Author
Marian Hassan
Published
Tue 29 Jun 2021
Episode Link
None

Podcastigan waxay ka hadlaysaa Caruurta u Baahan Caawimaada dheeraadka ah iyo waqtiyadaTransitions. Labadan mowduuc waa kuwo macalimiinta iyo daryeelayaashu inta badan dhib u arkaan ka hadalkood. Balse maaqaalku wuxuu ka hadlaa sida Ilmaha u baahan caawimaadda dheeraad ka ah loo caawiyo waqtiga transitionka, waqtigaas oo ah xiliga u dhexeeya waqtiga ilmuhu dhameeyaan ciyaarta ama hawl ay gacanta ku hayeen noqoto inay joojiyaan tu-kalana bilaabaana. Waxay siin daryeelaha siyaabo badan oo waqtigan looga dhigo mid u fudud ilmaha iyo daryeelahaba.

 

Share to: