ANDALUS PODCAST Xalaqadii 13-aad: waxaa maanta marti ku ah Sheekh Cabdi Qani Kabo-Jecel oo ka sheekeyn doona Halgankii dhulka Soomaali-Galbeed, Jabhadii is-dhiibtay ee Ibraahim Dheere, Xuub-siibashadii Axmad Madoobe iyo qodobo kale. [DHAGEYSO]